
Maqaalo
AARGOOSIGA IYO DHIBAATADIISA: Aragti Islaami ah iyo Xalka Bulshada Soomaaliyeed
Dr. Abdinaasir Jaamac Warsame Islaam28 August 2026

4 maqaal
Qoraa iyo aqoonyahan caan ah, bare jaamacadeed, iyo hoggaamiye diimeed oo dalka Soomaaliya si weyn looga yaqaan, gaar ahaan deegaannada Puntland. Wuxuu hadda yahay Guddoomiyaha Jaamacadda Frontier ee magaalada Garoowe, isagoo hormuud u ah horumarinta tacliinta sare, cilmibaarista, iyo wacyigelinta bulshada.

