Dr Mohamed Ali
Qoraa

Dr Mohamed Ali

17 maqaal

Dr. Maxamed Cali Faarax waa mid ka mid ah tiirararka ugu waaweyn ee bahda waxbarashada, sharciga, iyo maamulka dadweynaha ee Soomaaliya. Wuxuu muddo dhowr iyo labaataneeyo sano ah fagaarayaasha qaranka iyo heer gobol uga soo adeegayay horumarinta tacliinta sare, tayeynta garsoorka, iyo dhisidda hay'adaha dawliga ah iyadoo loo marayo cilmi-baaris qoto dheer iyo hoggaan hufan. Wasiir kuxigaynkii hore Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo Wasaaradda Cadaaladda, Guddoomiyihii hore Ururuka Jaamacadaha Puntland iyo mid kamid ah Asaasayaasha Jaamacadda Boosaaso Haddana ah Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Qaranka Tacliinta Sare ee Soomaaliya (NCHE).