
Maqaalo
Culimada Caanka ah ee Dariiqada Qaadiriyadda ee Banaadir
Dr. Cabduraxman Baadiyow28 August 2026

7 maqaal
Waa aqoonyahan Soomaaliyeed, bare jaamacadeed iyo cilmi-baare ku takhasusay siyaasadda, taariikhda Islaamka iyo dowlad-dhiska Soomaaliya. Wuxuu qoray buugaag iyo maqaal-cilmiyeedyo badan oo falanqeeya xiriirka diinta iyo siyaasadda, federaalka, iyo dib-u-heshiisiinta dalka.






