
Maqaalo
XIGASHADA TAARIIKHDA: Taariikhdu Ma Aha Warin Keliya
Abdullahi Abdi (Abdullahi Dhere)28 August 2026

5 maqaal
Xeeldheere Dhaqaalaha Caafimaadka (Health Economist) & Falanqeeye Siyaasadeed. Qoraa si joogto ah u falanqeeya arrimaha dawlad-dhiska, siyaasadda arrimaha dibadda, iyo asalka khilaafaadka Soomaaliya. Wuxuu isku xiraa cilmiga dhaqaalaha, caddaymaha sayniska, iyo siyaasadda guud ee dalka.




