
Maqaalo
Baqdaadey Salaamaad: Hoyga Dhaqanka, Fanka & Ilbaxnimada
Maxamuud Cali Adan Hoorri29 July 2026

6 maqaal
Maxamuud Cali Aadan (Hoorri) waa aqoonyahan Soomaaliyeed, cilmibaare, qoraa, iyo xeeldheere si qoto dheer u dhexgalay afka, dhaqanka, iyo suugaanta Soomaaliyeed. Waxa uu caan ku yahay u kuurgalka, naqdinta, iyo barashada hiddaha iyo fanka. Waa cilmibaare ka tirsan Akademiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta. Sidoo kale, waa bare ka tirsan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.





