Maxamed Nadiif Showkaani
Qoraa

Maxamed Nadiif Showkaani

4 maqaal

Waa cilmi-baare, bare, iyo qoraa Soomaaliyeed oo aqoonta shareecada iyo qaanuunka ka bartay Jaamacadda Islaamiga ah ee Caalamiga ah ee Islamabad, wuxuuna si weyn u falanqeeya arrimaha hannaanka maamul, bulshada, iyo doorashooyinka. Qoraalladiisa cilmiyeed iyo maqaalladiisa wacyigelinta ah, oo inta badan lagu daabaco mareegaha aqoonta iyo joornaallada dalka sida Majaladda Marag iyo Mogadishu Center, waxay diiradda saaraan dhiirrigelinta aqoonta, toosinta mas'uuliyadda dadweynaha, iyo dhisidda nidaam dowladnimo oo ku qotoma maslaxadda guud iyo qiyamka Islaamka.