Faarax Bashiir Cusmaan
Qoraa

Faarax Bashiir Cusmaan

3 maqaal

Faarax Bashiir Cusmaan waa aqoonyahan, dhaqaaleyahan, iyo bare jaamacadeed reer Puntland ah oo door weyn ka qaata waxbaridda iyo barbaarinta ardayda Soomaaliyeed, wuxuuna hadda yahay Guddoomiyaha Madasha Haldoor. Waa u-dhaqdhaqaaqe u taagan nabadda, geeddi-socodka dowlad-dhiska, iyo u-doodista xuquuqda aadanaha iyo arrimaha bulshada, iyadoo uu barbar socdo doorkiisa hal-abuur ganacsi (entrepreneur) oo dhiirrigeliya horumarka dhaqaalaha iyo fursadaha shaqo ee dalka.