
Faalo
Maxaa Wiiqay Kaalintii Bulshada Rayidka ee Xoojinta Isla-Xisaabtanka Siyaasadeed ee Soomaaliya?
Cabdiraxmaan Shiikhdoon29 March 2026

7 maqaal
Cabdiraxmaan Shiikhdoon waa aqoonyahan sare, Maamulaha Kulliyadda Tababarka Macallimiinta ee Garowe (GTEC), iyo Guddoomiyaha Ururka Jaamacadaha Puntland (Puntland Universities Association - PUA). Waa khabiir door hoggaamineed ka qaata Ururka Cilmi-baarista iyo Waxbarashada Soomaaliyeed ee SomaliREN, kaas oo ku xeeldheer casriyeynta hababka barista, tababarka macallimiinta, iyo horumarinta manhajka waxbarashada Soomaaliya si kor loogu qaado tayada aqooneed ee dalka.






