Axmed Abshir Jaamac
Qoraa

Axmed Abshir Jaamac

1 maqaal

waa aqoonyahan soo noqday bare jaamacadeed, xubin ka ahaa golaha deegaanka ee degmada Garoowe, isla markaana xilal maamul sare ka soo qabtay qaar ka mid ah shirkadaha ganacsiga gaarka loo leeyahay.