
Faalooyin
DHIBTU WAA DHANKEE:Danayn La’aanta Bulshada Mise Damaca Siyaasiga?
Aadan Salaad Maxamuud (Aadan-Badiic)29 October 2025

1 maqaal
Wuxuu bartay Culuumta Siyaasadda iyo Xiriirka Caalamiga ah, wuxuu daneeyaa arrimaha Bulshada iyo Siyaasadda. Wuxuu leeyahay khibrad hoggaamineed oo la xiriirta Bulshada Rayidka ah, wuxuuna bare ka ahaa culuumta siyaasadda qaar ka mid ah Jaamacadaha dalka. Aadan, waa turjumaa iyo qore loo tixgeliyo qalinleyda Soomaaliyeed kuwooda ugu firfircoon, wuxuu soo saaray ilaa siddeed dhigane; oo diiradda saaraya Siyaasadda, Horumarka Bulshada, Fikirka Islaamka iyo Amniga. Aadan, hadda waa Agaasimaha Guud ee Maamulka, Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha Soomaaliya.
