Cabdiraxmaan Maxamuud Saciid
Qoraa

Cabdiraxmaan Maxamuud Saciid

5 maqaal

Waa Madaxa Waaxda Cilmi-baarista ee Jaamacadda Boosaaso. Sidoo kalena ah bare sare oo leh khibrad ballaaran oo macallinimo. Cabdiraxmaan wuxuu daabacay maqaallo cilmiyeedyo caalami ah, isagoo diiradda saaraya xanuunka (cancer) ka, wacyigelinta talaalka carruurta, iyo iscaabinta bakteeriya samayso oo Soomaaliya ku soo badanaya.