
Faalooyin
Rajada dowlad-dhiska Soomaaliya oo hubanti la’aan ah: Maxaa samatabixin kara?
Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre)10 April 2025

1 maqaal
Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre) waa siyaasi caan ah iyo xildhibaan hore oo muddo 9 sano ah ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland, ka hor inta aan loo dooran Duqa Caasimadda Garoowe bishii Agoosto 2018. Mudadii uu hoggaaminayey Golaha Deegaanka ee Garoowe, waxa uu si weyn u horkacay mashaariicda horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, casriyeynta waddooyinka, iyo hagaajinta bilicda magaalada, isagoo kaashanaya hay’ado caalami ah iyo Bangiga Adduunka. Axmed Barre waxa uu caan ku yahay hoggaan firfircoon oo isbeddel muuqda ka sameeyey dowladda hoose, wuxuuna Puntland ku matalay shirar caalami ah oo looga hadlayey horumarinta magaalooyinka Afrika.
