
Faalooyin
Xannaanadda Carruurta: Aasaaska Mustaqbalka Waxbarashada Puntland
Asmaa Cabdulqaadir Maxamed27 November 2025

2 maqaal
Asmaa Cabdulqaadir Maxamed waa khabiir sare oo ku xeeldheer qorsheynta iyo siyaasadda waxbarashada, cilmi-baare, iyo u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada Soomaaliyeed. Waxay muddo lix sano ah hoggaaminaysay Waaxda Siyaasadda iyo Qorsheynta ee Wasaaradda Waxbarashada, iyadoo sidoo kale soo noqotay Hormuudka Kulliyadda Waxbarashada ee Jaamacadda Admas faraceeda Puntland [Puntland]. Asmaa waxay si weyn ugu takhasustay naqshadaynta mashaariicda waxbarashada, horumarinta xannaanada carruurta, iyo u qareemista waxbarashada gabdhaha, iyadoo qoraallo iyo falanqayn cilmiyaysan oo ku saabsan yaraanta macallimiinta dumarka ah iyo saamaynta ay ku leedahay bulshada ku daabacda majaladaha madax-bannaan.

