Dr. Cabdifitaax Nuur Qodax " Ashkir "
Qoraa

Dr. Cabdifitaax Nuur Qodax " Ashkir "

3 maqaal

Dr. Ashkir Nuur Qodax waa aqoonyahan, diblamaasi iyo siyaasi caan ah oo Soomaaliyeed, haddana ah Kuxigeenka Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya ahna Ergeyga dowladda ee Aagga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) tan iyo bishii Feberaayo 2026. Dr. Ashkir wuxuu horey u soo noqday Wasiiru-dawlihii Warfaafinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Dowlad Goboleedka Puntland, isagoo sidoo kale haysta shahaadada PhD-da ee falanqaynta warbaahinta iyo saxaafadda. Waa falanqeeyaq siyaasadeed iyo bare jaamacadeed oo si weyn loogu yaqaan faallooyinka ku saabsan nidaamka federaalka Soomaaliya, dastuurka, iyo geedi-socodka siyaasadda Gobolka Geeska Afrika.