
Maqaalo
Khayraadka Kalluumaysiga Soomaaliya: Maxaa ka hor taagan ka faa’iidaysigiisa, maxaase fursado ah oo jira?
Ahmed Said Aw-nur28 April 2026

9 maqaal
Ahmed Said Aw-nur waa khabiir muddo ka badan 30 sano ka soo shaqeynayay hay’adaha dowliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay. Waxa uu soo noqday Wasiirka Waxbarashada iyo Wasiirka Dekadaha ee Puntland. Sidoo kale, waxa uu madax ka noqday hay’ado caalami ah.








