
Faalooyin
Argagixisada Soomaaliya: Qorshe Qaran oo miidaysan ayaa lagaga guuleysan karaa
Cabdullaahi Rubaani10 April 2025

1 maqaal
Cabdullaahi Rubbaani waa aqoonyahan, siyaasi, iyo u-doode dawlad dhiska Soomaaliya, isagoo ku takhasusay culuumta Hormarinta Bulshada (Social Development). Wuxuu hadda yahay Agaasimaha Machadka Cilmi-baadhista ee Somali Policy and Development Center (SPDC), isagoo dhanka kalena door firfircoon ku leh saaxadda siyaasadda dalka. Rubbaani waa xubin ka tirsan Golaha Dhexe ee isbahaysiga siyaasadeed ee Midowga Haybad Qaran, wuxuuna sidoo kale ka mid yahay asaasayaasha muhiimka ah ee Golaha Caddaaladda iyo Dimuqraadiyadda (GCD), kuwaas oo dhammaantood ah madallo ka shaqeeya hagaajinta nidaamka dowladnimada, dastuurka, iyo doorashooyinka Soomaaliya
